Capture

Xoghayaha D/hoose Garowe oo kulan la qaatay shaqaalaha dakhliga iyo dhulka.

Xoghayaha dowladda hoose ee Garowe mudane Maxamuud Cali Gurey ayaa maanta kulan la qaatay agaasimayaasha iyo shaqaalaha ka howlgala waaxyaha howlaha guud iyo dakhliga.

Kulankaan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo dardar galin lahaa soo xaraynta Dakhliga iyo sidii kormeer joogto ah loogu sameyn lahaa dadka caadaystay inay dhistaan waddooyinka.

Language »