Guddiga fulinta dowlad deegaanka Garowe ayaa shir ay isagu yimaadeeen oo looga arrinsanayay dardar galinta shaqada, waxay isku shaandhayn ku sameeyeen agaasimayaasha dowlad deegaanka Garowe.
Maalinta berri ah oo ay taariikhtu tahay kowda bisha lixaad ee sanadka 2021 ayay si rasmi ah agaasimayaasha isku shaandhaynta lagu sameeyay xilalkooda ula kala wareegidoonaan.