Dowladda hoose ee Garowe ayaa dib u hagaajin ku sameysay godadka ka sameysmay laamiga Barxadda weyn. Sidaas oo kale waxaa laga doonayaa bulshadu inay gacan ka geystaan ilaalinta waddoyinka, oo ah laf-dhabarka horumarkeenna.

Dowladda hoose Garowe oo dayactir ku sameysay laamiga barxadda weyn.
- June 13, 2022
- , 1:21 pm
- , Uncategorized