
Xoghayaha dowladda hoose oo sheegay in ay kormeer joogto ah ku sameynayaan sida ay lacagta shilin Soomaaliga u socoto.
Xoghayaha dowladda hoose ee Garowe Maxamuud Calu Guray iyo taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal ayaa maanta kormeeray suuqa Inji si ay ula socdaan sida lacagta shilin Soomaaligu u kala socoto.