
Announcements
WARGELINTA DADWEYNAHA EE QORSHA HAWLEEDKA DIB-U-DEJINTA
DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA GAROOWE DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA Dolwadda Hoose ee Degmada Garoowe, iyada oo ka faa’iidaysanaysa wejiga labaad ee taageerada mashruuca uu maalgeliyo

