Kalfadhigii golaha deegaanka degmada Garowe ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo lagasoo saaray go’aamo muhiim ah oo lagu horumarimayo caasimadda Puntland ee Garowe.
Golaha deegaanka Garowe waxay meel mariyeen 21 mashruuc oo sanadka soo socda laga fulindoono magaalada Garowe, waxay sidoo kale ansixiyeen miisaaniyadda degmadu ku shaqeyndoonto sanadka 2021.
Halkaan ka daawo muuqaalka xiritaanka kalfadhiga.