Duqa caasimadda Puntland Mudane Axmed Siciid Muuse ayaa kormeer Ku tagay dooxooyinka Cada-dheero iyo Laba dulley Kuwaas oo degmadu xirmaysay iyadoo Kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Ciidanka amniga.

Duga magaalada Garowe iyo wafdi katirsan dowladda iyo Isimada oo kormeeray Dooxooyinkii la xirmeeyay.
- May 26, 2021
- , 8:06 am
- , newpost