Dowladda hoose ee Garowe ayaa maanta shaacisay in maalinta berito ah oo taariikhda ay ku beegan tahay 20-ka bisha lixaad ee 2021 uu billaaban doono howlgal magaalada Garowe looga saarayo Ariga, kadib markii ay dhammaatay muddadii dowladdu u qabatay in dadweynuhu xoolahooda xafitaan.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO.