Duqa Caasimadda Garowe, Axmed Saciid Muuse, waa siyaasi xubin kasoo ahaa Baarlamaanka Puntland sagaal sano. Sidoo kale, waa ganacsade soo maamulay dhawr shirkadood. Waxaa uu Master ka ahaystaa maamulka. Si aad xog badan uga ogaato guji halkaan.
Guddiga joogtada ah ee Golaha Deegaanku waxaa ay matalaan Golaha waxaana ay u kulmaan si joogto ah.
Agaasimiyaasha Dawladda Hoose ee Garowe